Dowlada oo shaacisay khasaaraha dhimasho iyo mid dhaawac ee ka dhashay qaraxii Sayidka

Qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa maanta ka dhacay koontarool kuyaala Isgooska Sayidka ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxan ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Afhayeenka Maamulka Gobolka Saalax Dheer oo Warbaahinta kula hadlay goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa sheegay in qaraxa ku dhinteen 3-qof sidoo … Continue reading Dowlada oo shaacisay khasaaraha dhimasho iyo mid dhaawac ee ka dhashay qaraxii Sayidka